
Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ku deeqday Mu’asasada Hormuud Telecom lacag gaareysa $ 600, 000 “Lix boqol oo kun oo Dollar” oo loogu talagalay gurmadka abaaraha
Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ku deeqday Mu’asasada Hormuud Telecom lacag gaareysa $ 600, 000 “Lix boqol oo kun oo Dollar” oo loogu talagalay gurmadka abaaraha
(09-Jun-2016) Hay’adda maxaliga ah ee Hormuud Foundation, ayaa deeq lacageed oo cadadkeedu gaaraya boqol iyo shan kun oo lacagta Mareykanka ah ($105,000) u qaybisay 21
(07-Jun-2016) Hey’adda Sama falka ee Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay bukaanada ku jira isbitaalada ugu waa weyn magaalada Muqdisho sida Madiina, Banaadir,
(01-Jun-2016) Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta waxay deeq lacageed oo gaareysa $50,000 u qeybisay naafo isugu jirta indhoolayaal iyo naafo garguurata ah oo ku
Xaflad lagu qabtay Hotel SYL oo ay kasoo qeyb galeen xildhibaano, salaadiin, madaxda Hormuud Foundation, madaxda SOHEDA, waaliddiin, saxaafada, & marti sharaf kale ayaa waxay
(22-June-2015) Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta deeq gar gaar ah oo ka mid ah ololaha Afurinta Bisha Ramadaan waxay ku gaarsiisay qeybo ka mid ah
(20-Jun-2015) Hey’adda Hormuud Telecom Foundation oo ah qeybta shirkadda isgaarsiinta Hormuud u qaabilsan samafalka ayaa maanta waxay deeq gargaar ah oo loogu tala galay bisha
(16-Jun-2015) Hey’adda samafalka ee Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay deeq ka koobneyd raashiin, xoolo nool, & dharka ciida ay gaarsiisay maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe
Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta soo gebagebaysay biyo dhaamin ay muddo sideed cisho ah u sameysay shacabka xaafada Jungal oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee
0