All posts in: "Ramadan Campaign"

  1. In ka badan Boqol Kun Dollar oo la gaarsiiyay Aagoonta ku xareysan xarumo ku yaala Muqdisho (Daawo Sawirada)

    (09-Jun-2016) Hay’adda maxaliga ah ee Hormuud Foundation, ayaa deeq lacageed oo cadadkeedu gaaraya boqol iyo shan kun oo lacagta Mareykanka ah ($105,000) u qaybisay 21…

  2. Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Bukaano jiifa Isbitaalo ku yaala Muqdisho

    (07-Jun-2016) Hey’adda Sama falka ee Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay bukaanada ku jira isbitaalada ugu waa weyn magaalada Muqdisho sida Madiina, Banaadir,…

  3. Hormuud Telecom Foundation oo 50-kun oo Dollar u qeybisay Naafada Soomaaliyeed

    (01-Jun-2016) Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta waxay deeq lacageed oo gaareysa $50,000 u qeybisay naafo isugu jirta indhoolayaal iyo naafo garguurata ah oo ku…

  4. Hey’adda Hormuud Telecom Foundation oo deeq lacageed u qeybisay Naafada Soomaaliyeed.

    (22-June-2015) Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta deeq gar gaar ah oo ka mid ah ololaha Afurinta Bisha Ramadaan waxay ku gaarsiisay qeybo ka mid ah…

  5. Deeq lacageed oo ay hey’addu gaarsiisay ciidanka naafada xoogga dalka Soomaaliyeed

    (20-Jun-2015) Hey’adda Hormuud Telecom Foundation oo ah qeybta shirkadda isgaarsiinta Hormuud u qaabilsan samafalka ayaa maanta waxay deeq gargaar ah oo loogu tala galay bisha…

  6. Deeq afur iyo dhar ciid ka kooban oo ay hey’addu gaarsiisay xabsiga dhexe

    (16-Jun-2015) Hey’adda samafalka ee Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay deeq ka koobneyd raashiin, xoolo nool, & dharka ciida ay gaarsiisay maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe…

  7. Deeq lacageed oo ay hey’adda Hormuud Telecom Foundation u qeybisay kun qoys oo agoon ah

    Hormuud Telecom Foundation oo ah qeybta shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom u qaabilsan dhanka samafalka iyo horumarinta bulshada ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03/July/2014 u…

  8. Deeq isugu jirtay dhar, raashiin iyo xoolo nool oo ay gaarsiisay hey’adda Hormuud Foundation xabsiga dhexe

    Deeqdani isugu jirtay dhar, raashiin iyo xoolo nool ayaa hey’adda samafalka Hormuud Telecom Foundation waxa ay gaarsiisay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho xili ay madaxda…

  9. Hormuud Foundation oo deeq isugu jirtay lacag iyo raashiin ka qeybisay isbitaalada Muqdisho

    Mu’assasada Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta waxa ay deeq isugu jirtay lacag iyo raashiin ka qeybisay isbitaalada ugu weyn magaalada Muqdisho oo kala ah Madiina,…

  10. HTF oo deeq lacageed u qeybisay 500 oo qof oo ka mid ah dadka uu lixaadkooda dhiman yahay

    Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24/June/2014 waxa ay deeq lacageed guddoonsiisay 500 oo qoys oo isugu jira kuwa araga la’…