All posts in: "Mashaariic"

  1. Hormuud Telecom Foundation oo maanta deeq lacageed gaarsiisay labo gabdhood oo mataana ah oo dhawaantan ku dhashay ayagoo isku dhegan mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho iyadoo dhinaca kale ay balan qaad lacageed u sameeysay caruur labadooda waalid ay 24saac gudaheed shuban biyood ugu geeriyoodeen

    Mu’assasada qeyriga ee Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay deeq lacageed gaarsiisay labo gabdhood oo mataano ah kuwaasoo dhawaantan ay hooyadood ku dhashay ayagoo isku dhegan…

  2. Deeq lacageed oo ay hey’adda Hormuud Telecom Foundation u qeybisay kun qoys oo agoon ah

    Hormuud Telecom Foundation oo ah qeybta shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom u qaabilsan dhanka samafalka iyo horumarinta bulshada ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03/July/2014 u…

  3. Deeq isugu jirtay dhar, raashiin iyo xoolo nool oo ay gaarsiisay hey’adda Hormuud Foundation xabsiga dhexe

    Deeqdani isugu jirtay dhar, raashiin iyo xoolo nool ayaa hey’adda samafalka Hormuud Telecom Foundation waxa ay gaarsiisay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho xili ay madaxda…

  4. Hormuud Foundation oo deeq isugu jirtay lacag iyo raashiin ka qeybisay isbitaalada Muqdisho

    Mu’assasada Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta waxa ay deeq isugu jirtay lacag iyo raashiin ka qeybisay isbitaalada ugu weyn magaalada Muqdisho oo kala ah Madiina,…

  5. HTF oo deeq lacageed u qeybisay 500 oo qof oo ka mid ah dadka uu lixaadkooda dhiman yahay

    Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24/June/2014 waxa ay deeq lacageed guddoonsiisay 500 oo qoys oo isugu jira kuwa araga la’…

  6. Shir saxaafadeed lagu faafaahinayo gurmad beer falid loo sameeyey dadka fatahaadu ay saameysay ee degan magaalada Jowhar

    Shir saxaafadeed looga hadlaayo gurmad beer falid loo sameeyey dadka fatahaaduhu ay saameysay ee degan magaalada Jowhar ayaa waxaa lagu qabtay xarunta mu’assasada Hormuud Telecom…

  7. Hormuud Telecom Foundation oo beero u fashay 500 oo qoys kuwaasoo ay saameysay fatahaada Jowhar

    Mu’assasada Hormuud Telecom Foundation ayaa 08/04/2014 waxay ka bilowday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe barnaamij ay gargaar ugu fidineyso qoysas ay dhibaato ka soo…

  8. Xuska maalinta araga adduunka & maalinta Usha cad & ka qeyb galkii madaxda mu’assada HTF

    Madaxda Mu’assasada Hormuud Telecom Foundation ayaa ka qeyb galay xafladda xuska maalinta araga adduunka ee ku beegan13-Octobar & maalinta usha cad ee 15-Octobar taasoo lagu…

  9. Hay’adda Hormuud foundation oo deeq shidaal ah gaarsiisay isbitaalka Dayniile

    Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta ugu deeqday isbitaalka Dayniile ee Muqdisho 30-fuusto oo shidaal ah si howlaha isbitaalka loogu sii wado. Guddoomiye ku xigeenka hay’addan,…

  10. Hormuud Telecom Foundation oo Deeq shidaal gaarsiisay Isbitaal Madiina

    Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay deeq shidaal ah gaarsiisay isbitaal Madiina kadib markii uu codsi uga yimid isbitaalka ee ku aaddan shidaalka ku baxa…