All posts in: "Caafimaadka"

  1. Hormuud Telecom Foundation oo deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir

    Deeqdan dawada ah oo ay gaarsiisay hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay ugu talagashay in lagu dabiibo bukaanada ku jira isbitaalka oo ay ka mid…

  2. Hormuud Telecom Foundation oo maanta deeq lacageed gaarsiisay labo gabdhood oo mataana ah oo dhawaantan ku dhashay ayagoo isku dhegan mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho iyadoo dhinaca kale ay balan qaad lacageed u sameeysay caruur labadooda waalid ay 24saac gudaheed shuban biyood ugu geeriyoodeen

    Mu’assasada qeyriga ee Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay deeq lacageed gaarsiisay labo gabdhood oo mataano ah kuwaasoo dhawaantan ay hooyadood ku dhashay ayagoo isku dhegan…

  3. Hay’adda Hormuud foundation oo deeq shidaal ah gaarsiisay isbitaalka Dayniile

    Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta ugu deeqday isbitaalka Dayniile ee Muqdisho 30-fuusto oo shidaal ah si howlaha isbitaalka loogu sii wado. Guddoomiye ku xigeenka hay’addan,…

  4. Hormuud Telecom Foundation oo Deeq shidaal gaarsiisay Isbitaal Madiina

    Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay deeq shidaal ah gaarsiisay isbitaal Madiina kadib markii uu codsi uga yimid isbitaalka ee ku aaddan shidaalka ku baxa…

  5. Hormuud Telecom Foundation & Uruurka Midowga Ardada jaamcada banaadir oo daawo deeq ah siiyay

    Mashruuc ay si wada jir ah isaga kaashadeen Hormuud Telecom Foundation iyo Ururka Midowga Ardayda ee Jaamacada Banaadir ayaa waxaa howlo caafimaad oo isugu jira…