All posts in: "Mashaariic"

  1. In ka badan Boqol Kun Dollar oo la gaarsiiyay Aagoonta ku xareysan xarumo ku yaala Muqdisho (Daawo Sawirada)

    (09-Jun-2016) Hay’adda maxaliga ah ee Hormuud Foundation, ayaa deeq lacageed oo cadadkeedu gaaraya boqol iyo shan kun oo lacagta Mareykanka ah ($105,000) u qaybisay 21…

  2. Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Bukaano jiifa Isbitaalo ku yaala Muqdisho

    (07-Jun-2016) Hey’adda Sama falka ee Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay bukaanada ku jira isbitaalada ugu waa weyn magaalada Muqdisho sida Madiina, Banaadir,…

  3. Hormuud Telecom Foundation oo 50-kun oo Dollar u qeybisay Naafada Soomaaliyeed

    (01-Jun-2016) Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta waxay deeq lacageed oo gaareysa $50,000 u qeybisay naafo isugu jirta indhoolayaal iyo naafo garguurata ah oo ku…

  4. Hey’adda Hormuud Foundation oo $12,000 ugu deeqday jamciyada SOHEDA si wax loogu baro caruur danyar ah

    Xaflad lagu qabtay Hotel SYL oo ay kasoo qeyb galeen xildhibaano, salaadiin, madaxda Hormuud Foundation, madaxda SOHEDA, waaliddiin, saxaafada, & marti sharaf kale ayaa waxay…

  5. Hey’adda Hormuud Telecom Foundation oo deeq lacageed u qeybisay Naafada Soomaaliyeed.

    (22-June-2015) Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta deeq gar gaar ah oo ka mid ah ololaha Afurinta Bisha Ramadaan waxay ku gaarsiisay qeybo ka mid ah…

  6. Deeq lacageed oo ay hey’addu gaarsiisay ciidanka naafada xoogga dalka Soomaaliyeed

    (20-Jun-2015) Hey’adda Hormuud Telecom Foundation oo ah qeybta shirkadda isgaarsiinta Hormuud u qaabilsan samafalka ayaa maanta waxay deeq gargaar ah oo loogu tala galay bisha…

  7. Deeq afur iyo dhar ciid ka kooban oo ay hey’addu gaarsiisay xabsiga dhexe

    (16-Jun-2015) Hey’adda samafalka ee Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay deeq ka koobneyd raashiin, xoolo nool, & dharka ciida ay gaarsiisay maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe…

  8. Hormuud Telecom Foundation oo deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir

    Deeqdan dawada ah oo ay gaarsiisay hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay ugu talagashay in lagu dabiibo bukaanada ku jira isbitaalka oo ay ka mid…

  9. Hormuud Foundation oo 20-kun dollar ugu deeqday fatahaadaha Gobolka Sh/Dhexe

    Hay’ada samafalka ee Hormuud Foundation ayaa ugu deeqday lacag gaareysa 20,000 oo dollar ka qeybqaadashada kahortagga fatahaadaha wabiga Shabelle uu ka samaynayo deegaano kamid ah…

  10. HTF oo biyo dhaamin ka sameysay qeybo ka mid ah gobolka Gedo iyadoo dhinaca kale biyo xireen ka sameysay gobolka sh/dhexe

    Mudooyiinkii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah gobolada dalka waxaa ku dhufatay abaar baahsan taasoo ka dhalatay soo daahitaanka roobkii xiliga, iyadoo ay abaartaasi dhibaato…