All posts in: "Gurmadka Deg Dega"

  1. Hormuud Foundation oo soo gebagabeysay biyo dhaamin ay u sameysay shacab ku sumoobay xaafada Juungal

    Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta soo gebagebaysay biyo dhaamin ay muddo sideed cisho ah u sameysay shacabka xaafada Jungal oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee…

  2. Daawo sawirada Hormuud Foundation oo biyo dhaamin ka wada qeybo ka tirsan degmada Yaaqshiid

    Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa waxay biyo dhaamin ka bilowday xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid gaar ahaan xaafada Juungal, halkaas oo ay ka dhacday musiibo…

  3. HTF oo biyo dhaamin ka sameysay qeybo ka mid ah gobolka Gedo iyadoo dhinaca kale biyo xireen ka sameysay gobolka sh/dhexe

    Mudooyiinkii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah gobolada dalka waxaa ku dhufatay abaar baahsan taasoo ka dhalatay soo daahitaanka roobkii xiliga, iyadoo ay abaartaasi dhibaato…

  4. HTF oo deeq lacageed gaarsiisay qoys sumooway

    Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14/June/2014 waxa ay deeq lacageed gaarsiisay qoys sumooway kuwaasoo ku jiray isbitaalka Keysaney ee magaalada Muqdisho.…

  5. Hormuud Telecom Foundation oo qeybtii labaad lacago u qeybisay qoysaska kasoo barakacay gobolka Sh/Hoose

    Hormuud Telecom Foundation oo ah qeybta shirkadda isgaarsiinta Hormuud u qaabilsan dhanka samafalka ayaa maanta waxay deeq lacageed ay gaarsiisay qoysas ku tabaaleysan duleedka magaalada…

  6. HTF oo deeq lacageed gaarsiisay dadka kasoo barakacay gobolka Sh/Hoose ee ku nool degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

    Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-May-2014 waxa ay deeq lacageed gaarsiisay boqolaal qoys oo kasoo barakacay gobolka Sh/Hoose ee ku nool…

  7. Shir saxaafadeed lagu faafaahinayo gurmad beer falid loo sameeyey dadka fatahaadu ay saameysay ee degan magaalada Jowhar

    Shir saxaafadeed looga hadlaayo gurmad beer falid loo sameeyey dadka fatahaaduhu ay saameysay ee degan magaalada Jowhar ayaa waxaa lagu qabtay xarunta mu’assasada Hormuud Telecom…

  8. Hormuud Telecom Foundation & Uruurka Midowga Ardada jaamcada banaadir oo daawo deeq ah siiyay

    Mashruuc ay si wada jir ah isaga kaashadeen Hormuud Telecom Foundation iyo Ururka Midowga Ardayda ee Jaamacada Banaadir ayaa waxaa howlo caafimaad oo isugu jira…